Dhegeyso:Madaxweyne Farmaajo oo Markii ugu Horeysey Ka Hadley Kooxaha Mucaaradka Ah

0
39

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horreysay ka hadlay Xubnaha dowladiisa Mucaaradka ku ah.

Waxaa uu sheegay in xubnaha dowladda kasoo horjeedda ay doonayaan in tafaha ku dhaggaan dowladda, taasina aan la aqbali doonin.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku tilmaamay dadka mucaaradka ku ah dowladda in xilliggii Xasan Sheekh Maxamuud ay soo waceen ayna ka codsadeen in uu noqdo Mucaarad.

Cod-Madaxweynaha

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod-Madaxweynaha Mobil