Dhegeyso: Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka oo Ka Warbixiyey Dagaalka Ay KUla Jiraan Alshabab

0
42

Abaan duulaha Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya C/llaahi Cali Caanood oo la hadley warbaahinta ayaa ka warbixiyay howlgalada Ciidanka ay ka wadaan labada gobol ee Sh/dhexe iyo Sh/hoose.

Abaanduulaha ayaa sheegay in Al-Shabab ay ka saareen degaano ay kaga sugnaayeen labada gobol isla markaana ay hada ku baxsadeen dhanka xuduudaha.

Waxa uu sidoo kale sheegay in mudada ay ku sugan yihiin gobolka Sh/dhexe iyo gobolka Sh/hoose aysan weeraro xoogan ku soo qaadinAl-Shabaab balse ay ciidanka ay weeraraayeen degaanada ay ku sugan yihiin.

Cod-Caanood

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cod-Caanood- Mobil