Daawo Aaskii Alaha u Naxariistee Madoobe Nuunow Maxamed oo Shaley Lagu Aasay Magalada Baydhaba

0
49

Alaha u naxariistee Madoowe Nuunow Maxamed ayaa shaley lagu aasey magalada baydhabo ee xarunta gobolka baay, Marxuunka oo ay gacan ka gardaran ku dishey maalintii sabtida magalada hoyga u noqotey dilka iyo qaraxa ee magalada muqdisho.