Akhriso Qodobada ay Isla Garteen In Ay Ka Wada Hadlaan Maamul Goboleedyada iyo Xukuumada Federaalka

0
43

Kulanka u dhaxeeya Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul goboleedyada ayaa lagu heshiiyay ajandayaasha looga hadlayo, iyadoo shirkan uu maanta galay.

Ajandaha looga hadlayo shirka oo ka kooban Shan qodob ayaa la soo bandhigay kuwaa oo kale ah Siyaasadda, Amniga, Hanaanka Federaalka, Dib u eegista Dastuurka iyo Doorashooyinka.