War Deg Deg Ah Maydkii Marxuun Madoobe Noonow Maxamed oo Goor Dhaweyd Laga Dejiyey Magalada Baydhaba

0
42

Meydka Wasiirkii Arrimaha gudaha iyo Dowladaha hoose ee Maamulka Koofur Galbeed Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa laga dejiyay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay.

Alaha u naxariistee mMadoobe Nuunow ayaa waxaa uu ka maid ahaa mas’uuliyiinta ku dhintay weerarkii shalay gelinkii dambe ka dhacay Hotelka Naasahablood 2 ee Magaalada Muqdisho oo ay soo maleegeen kooxda alshabab.

Waxaa lagu waddaa in maanta lagu aaso Magaalada Baydhabo sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed.