Daawo Sawir uu Amiin Camir Maanta Ka Sameeyey Dhaarinta Qaar Ka Mid Ah Xildhibanadii Hore

0
67

Sida aynu la socono maanta waxaa iskoola boliisiya lagu dhaariyey qaar ka mid ah xildhibaanadii dhawaan ay soo doorteen maamul goboleedyada kuwaasoo intooda badan ay ahaayeen kuwii hore.

Amiin camir ayaa isagoo ka hadalaya arintaasi ayaa waxaa uu bogiisa kusoo qaatey qaar kamid ah xildhibaanadii hore ee dowlada federalka kuwooda sida tooska ah xiriirka ula leh xasan sheekh iyo dowlada itoobiya.