Dhegeyso:Qeybtii Labaad Waxqabadka Maamulka Shariif iyo Golohiisa Wasiirada

0
31

k-galbedIsbuucii dhaweyd waxaan idiin soo gudbiney waxqabadka guud ee maamulka shariif xasan labadii sano ee lasoo dhaafey isbuucana waxaan gudaha u geli doonaa shan wasiir oo maamulkaasi ka tirsan iyo howlaja ay shacabka u qabtaan.