Dhegayso…Beesha HabarGidir oo Sheegtay inay FATWO u Haysto Dilka,Dhaca iyo Kufsiga Dhamaan Dadka ka Soo Jeeda Beesha DIREED(Waqooyi iyo Koonfur)

0
102

fatwoKulan balaaran oo ay ka qayb galeen qaybaha kala gedisan ee ku abtirsada Beesha Habargidir ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada Muqdisho,Kulankan oo ahaa mid ay Beesha HabarGidir diirada ku saareysay Jabka iyo Burburka kasoo wajahay gobolka Shabeelaha hoose oo ku dhowaad Rubac Qarni ay Isticmaar ku haysateen ayaa waxay ka soo qayb golayaasha isla garteen in Beesha Habar Gidir meel kasta oo ay joogto ay FATWO u haystaan inay Dilaan,Dhacaan,Kufsadaan,Barakiciyaan, Dhibaateeyaan dhamaan dadka ka soo jeeda Beesha DIREED (Waqooyi iyo Koonfur) iyo In dagaal Jihaad ah la galaan ciidamada AMISOM ku sugan gobolka Sh/hoose oo iyaguna beeshu ku eedaysay inay u garbinayaan beesha BiyoMaal..

Halkan ka dhegayso

habargidir-kow

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

habargidir-mobil