Dhegeyso:Maan gaabnidaan Mid Ka Tirsan Odayaasha Galmudug oo Ku Baaqaya In La Gudo Ruuxii laga Qabto Puntland

0
27

Cabdullahi Cali Faarax Cunaaye oo ah mid ka mida Odoyaasha ka soo jeeda Gobolka Mudug Wareysi siiyey warbaahinta Galmudug ayaa sheegey in nabada Gaalkacyo ay mirif kurideen maamulka Puntland balse Galmudug ay ceel ku rideyso.

Canaaye ayaa soo hadal Qaaday maxaabiista dhawaan ay soo bandhigtay Galmudug waxaana uu soo jeediyey in nolosha lagu gubo rag la qabtay, Sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Dagaalka Gaalkacyo uu socon doono, isagoona si kulul u canaantay Madaxda Galmudug.

cabdullahi-cali-faarax

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

cabdullahi-cali-faarax-mobil