Daawo Yusra Abraar oo Ka Qeyb Gashey Barnaamijkii Rajo ee Lagu Qabtey Magalada Toronto

0
66

yusraKulan aad u xiiso badan ayaa habeenkii sabtida ee lasoo dhaafey lagu qabtey magalada toronto ee dalka canada kulankaas ay ka dhex muuqdeen masuuliyiin horey uga soo mid noqotey dowlada federaalka iyo waxgaradka ku dhaqan magalada toronto iyo weliba mid ka mid ah aasaasayaashii SYL.

Kulankan ayaa muhiimadiisu aheyd sidii loo soo celin ralaa rajada dalka somaliya oo maalinba maalinta kasii dambey sii dhamaaneysa, Dadkii meesha ka hadley ayaa dhamaantood waxaa ay hoosta ka xariiqeen in qeybin la kala qeybinaayo dalka somaliya aysan wax faaiido ah marnaba dhali doonin.