Alshabab oo La Wareegtey gacan Ku Heynta Degmada Tiyeegloow

0
34

Al-shabaab ayaa si buuxda ula wareegay Degmada Tiyeeglow ee Gobolka Bakool, kadib markii ay saakay ka baxeen Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya.

Al-shabaab ayaa Degmada Tiyeeglow waxa ay ku dileen 2 Askari oo ka tirsan Ciidanka Dowladda, kuwaas oo ku sugnaa Degmadaasi.

Ilaa iyo hada si cad looma oga ujeedka Ciidanka Dowladda iyo kuwa Itoobiya ay uga baxeen Degmada Tiyeeglow.