Daawo Abwaan Mustafe Sheekh Aadan oo Fariin Adag U Direy Shariif Xasan

0
116

mustafa-sheekhAbwaan Mustafe Sheekh Aadan oo ka mid ah abwaanada ugu waaweyn ee koonfur galeed ayaa kadib markii uu arkey caqabad xumada uu ku socdo maamulka shariif xasan ayaa waxaa uu fariin adag u direy shariif xasan isagoo uga digey in umada uusan u horseedin mar kale iney dib uga dhacaan somalida kale.

Abwaanka ayaa waxaa uu xusey qaabka uu shariif xasan usoo xuley xildhibaanada u matali doona aqalka sare koonfur galbeed iyo xildhibaanada ay soo xusheen somalida kale taasoo uu ku tilmaamey iney tahay mid u keeni karta dib u dhac weyn shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed.