Dhegeyso:Gudiga Doorashooyinka Dadban oo Sheegey In Xildhibaanada Hiiraan Iyo Jowhar Doorashooyinkooda Ay Ka Dhici Doonto Magalada Muqdisho

0
33

Guddiga doorashooyinka Dadban ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Halka lagu soo xulaayo xildhibaanada ka imaanaya gobolka ee Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe.

Gudoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee dowladda Soomaaliya Cumar Cabdulle Dhagey ayaa sheegay in magaalada Muqdisho lagu soo dooran doono xildhibaanada Baarlamaanka ee gobolada Hiiraan iyo sidoo kale Shabeelaha Dhexe ka imaanaya.

gudiga-dorashoyinka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

gudiga-dorashoyinka-mobil