Dhegeyso Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo Kasoo Horjeestey Hadal Maanta Kasoo Yeerey GUdiga Doorashooyinka Dadban

0
23

Kulan ay Maanta Magaalada Beledweyne ku yeesheen Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa waxa ay si cad ugu sheegeen inaysan marnaba aqbaleyn in Muqdisho lagu soo doorto Xildhibaanada Gobolka Hiiraan ka imaanaya.

Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa sheegay in aysan marnaba aqbali doonin hadalka kasoo baxay guddiga doorashooyinka dadban ee dalka.

ugaas-xasan-ugaas-khaliif-2

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

ugaas-xasan-ugaas-khaliif-mobil