Dhegeyso Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo Ka Hadley Dhalinyaro Lagu Xukumey Maxkamad Ku Taala Dalka India

0
52

Xildhibaan Prof Maxamed Cumar Dalxa isla markaana ah Gudoomiye ku Xigeenka Guddiga Arrimaha dibada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ka hadley dhalinyaro lagu xukumey maxkamad ku taala dalka india ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya loogu baahan yahay in ay hubiso dambiyada lagu heysto dhalinyarada Soomaaliyeed ee Dalka Indiya Maxkamad ku Wajahaya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

prof-maxamed-cumar-dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

prof-maxamed-cumar-dalxa-mobil