Dhegeyso Salaad Cali Jeele: “Madaxweynaha Waqtigiisa Waa Dhamaadey Xow Kursiga Isugu Dhejaa”

0
186

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday uusan diyaar u ahayn in uu talada dalka dhigo.

Waxa uu sheegay Salaad Cali Jeelle, in Madaxweynuhu waqtigii loo igmaday in dalka uu hoggaamiyo ka dhamaaday sidaas daraadeed loo baahnaa In xilka uu ku wareejiyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

salaad cali jeelle

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

salaad-cali-jeelle-mobil