Sheeko Waalan Dhegeyso Kuwii Qaadka Laga Soo Gaarey oo Aamusan Iyo Reer Baydhaboo Qaad U Qeylinaaya

0
38

Aduunyo aqirazamaan ganacsatada qaadka ku iibisa magalada baydhaba oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadley dhibaatada ay kala kulmeen joojinta qaadka ayagoo intooda badan sheegaya in ay reerahooda ku masaruufan jireen.

Qaar ka mid ah qaadleydaas ayaa waxaa ay maamulka shariif xasan ka codsadeen in si deg deg lagu bilaabo keenida qaadka magalada baydhaba hadaladoodiina waxaa ka mid ahaa.

jaadleyda-magalada-baydhabo

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

jaadleyda-magalada-baydhabo-mobil