Dhegeyso Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiinta Somaliyeed oo Walaac Ka Muujiyey Shirka Madasha Qaranka

0
40

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Maamul Goboleedyada Dalka ayaa weli isku mari la’san Qodobada qaar ee ku jira shirka Madasha Wadatashiga Hoggaamiyeyaasha Qaran.

Siyaasiga Cali Duruus Afsagaaro oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed oo ka hadley arintan hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.

siyaasiga-cali-duruus-afsagaaro

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

siyaasiga-cali-duruus-afsagaaro-mobil