Dhegeyso:Reysulwasaare Cumar Cabdirashiid oo Ka Hadley Qaraxyada Ka Dhaca Magalada Muqdisho

0
29

Ra’iisul Wasaaraha dowlada federaalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmake ayaa ka hadlay amaanka guud ee magalada muqdisho iyo sidii looga hortegi lahaa Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho.

Cumar C/rashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in la Aqoonsaday Shaqsiyaadka Qaraxyada ka fuliya Magaalada Muqdisho islamarkaana ay Laamaha Ammaanka Dalka ku raad joogaan.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Cumar Cabdirashiid

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cumar Cabdirashiid Mobil