Dhegeyso:Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Nuur ” Tarzan ” oo Ugu Baaqey Madaxweynaha iyo Resulwasaraha in Midkood Is Casilo

0
36

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Max’uud Axmed Nuur Tarsan,ayaa sheegay in mar haddii Madaxweynaha iyo Ra’isalwasaaraha ay musharrax madaxweyne ku dhawaaqeen uu mid kood is casilo si aan loogu takri falin hantida Qaranka sida uu hadalka u dhigay.

Tarsan,waxaa uu sheegay in Labaduba ay adeegsanayaan Hantida Qaranka oo ay ugu horreeyaan Ciidanka ilaalinaya,Warbaahinta iyo Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Max’uud Axmed Nuur Tarsan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Max’uud Axmed Nuur Tarsan Mobil