Daawo Sawirada Wasiirka Gaashaandhiga Dowlada Federaalka oo Maanta Hub iyo Gaadiid Ka Gudoomey Dowlada Masar

0
24

Ciidamo ka socda dalka masar ayaa maanta waxaa ay gaadiid iyo hub ku wareejiyeen ciidanka milateriga dowlada federaalka somaliya waxaana hubkaasi kala wareegey wasiirka gaashaandhiga C/qaadir Sheekh Cali Diini.

Wasiirka ayaa dowlada masar uga mahad celiyey gaadiidka iyo hubkaasi waxaana uu ku amaaney dowlada masar in ay mar walba garab taagan tahay iyo kaalinta ay ka qaadato dhismaha ciidanka dowlada federaalka.

gadiid4

gadiid 1

gadiid3

gadiid2

gaadiid