Daawo Sawir uu Maanta Amiin Camir Ka Sameeyey Dagalada u Dhexeya Somaliland iyo Puntland

0
47

Dagaalo ay dad badan dhibaato kasoo gaartey ayaa beryahan waxaa ay u dhexeeyaan maamulada somaslil;and iyo puntland ayagoo isku heysta maamul kasta sidii uu isu balaarin lahaa amaba uu u heli lahaa deegaano hor leh.

Amiin Camir ayaa bogiisa waxaa uu kusoo qaatey sawir aad muhiim u ah oo ka turjumaya cida ay dhibaatada ugu badan kasoo gaarto dagaalada aan micnaha badan ku fadhin.

SHACABKA