Dhegeyso Maamulka Shabeelaha Hoose oo Wax Laga Xumaado ku Timamey Duqeynta Laga Geysto Gobolka Shabelaha Hoose

0
36

Gudoomiye ku xigeenka dhanka aminiga ee gobolka shabeelaha hoose Cali nuur oo warbaahinta la hadlayayey ayaa si adag uga hadley qaabka loola dhaqmo gobolka shabelaha hoose.

GUdoomiye kuxigenka ayaa intaa ku darey in mar walaba duqeymo ay dad shacab ah ku waxyeeloobaan ay ka dhacaan deegaanka isla markaana amaanka aysan waxba ka bedelin duqeymadaas laga geysanayo.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Gudoomiye ku xigeenka amniga shabelaha hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoomiye ku xigeenka amniga shabelaha hoose Mobil