Inalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Afyaal Isaaq Nuurow “Isaaq Abgaalow” oo Ku Geeryoodey Magalada Baydhaba

0
28

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allaha u naxariistee waxaa galabnimadii Axada aheyd ku geeriyooday Magaalada Baydhaba Afyaal Isaaq Nuurow oo loo yaqaan (Isaaq Abgaalow) oo caan ku ahaa Gabayada Af-soomaaliga.

Afyaal Isaaq Nuur Abgaalow wuxuu ahaa Abwaan weyn oo taariikh ballaaran ku lahaa Deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Afyaal Isaaq Abgaaloo w ayaa la filayaa in maanta lagu aaso magalada baydhabo ee gobolka baay waxaynu leenahay samir iyo iimaanilaahey ha inaga wada siiyo qabrigiisana ilaahey wasasaq ha uga dhigo janadii fardowsana ilaahey ha geeyo amiin amiin.