Dhegeyso Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Sheegey In Dalka uusan Ka Jirin Wax Garsoor ah

0
31

Xildhibaan Maxamed Maxamud Axmed “Kulalihi” oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka dowlada Federaalka Somaaliya oo ka hadley xaalada garsoorka ayaa sheegey in dalka uusan ka jirin wax garsoor ah.

Hadaladii Xildhibaankana waxaa ka mid ahaa.

Xildhiban Maxamed Maxamuud Kulalihi

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

Xildhiban Maxamed Maxamuud Kulalihi Mobil