daafeet.com
Dhegeyso Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Federaalka oo Sheegey In Dalka uusan Ka Jirin Wax Garsoor ah
Xildhibaan Maxamed Maxamud Axmed “Kulalihi” oo ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka dowlada Federaalka Somaaliya oo ka hadley xaalada garsoorka ayaa sheegey in dalka uusan ka jirin wax garsoor ah.…