Dhegeyso:Ciidanka Maamulka Puntland oo dad Barakacayaal Ah Ku Laayey Gaalkacyo

0
65

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Koox Hubeysan oo ku labisan dareysan ciidamada maamulka puntland ay Dad Barakacayaal ah ku dileen Magaaladaasi.

Illaa hadda lama Oga sababta keentey in dadkaaso la dilo Kaamka Buula-bacley walow ay dadka qaarkiis sheegayaan in ciidamadaas ay rabeen iney barakacayaasha ka qaataan raashin shaley halkaasi loogu qeybiyey.

Wareysi Siraaji Yuusuf

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wareysi Siraaji Yuusuf Mobil