Dhegeyso:-Afhayeenka Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Ka Waramey Kulanii uu Madaxweynaha La Qaatey Wakiilada Beesha Calamka

0
62

xasan sheekhMadaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay qaar ka mid wakiilada beesha caalamka ee u fadhiya dalka Soomaaliya kuwaas oo uu kala hadlay daryeelka iyo taageerida ciidanka militariga Soomaaliya.

Afhayeenka madaxweynaha Soomaalliya Daa’uud Aweys oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulanka muhiimadiisa ay ahayd amniga iyo sidii ciidamada qalabka sida looga taageeri lahaa xaga qalabeynta.

Hadalkiisana waxaa ka mid ahaa

Afhayeenka madaxweynaha

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Afhayeenka madaxweynaha Mobil