Dhegeyso:-Gudoomiyihii Degmada Afgooye Oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Qaabka Xil Ka Qaadistiisa u Dhacdey

0
46

gudomiyaha degmada afgooyeMaamulka shariif xasan iyo kooxaha ay gacan saarka leeyiihiin ee gumaadka, kufisga iyo dhaca ku haya  degmada afgooye ayaa kol dhaweyd waxaa ay xil wareejis ku sameeyeen gudoomiyihii degmada afgooye cabdi qani yuusuf isagoo degmada  dibada kaga maqan taasi oo uu markii ugu horeysey ka hadley gudoomiye cabdi qani hadaladiisa waxaaka mid ahaa.

Cabdi Qani Yusuf

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Qani Yusuf Mobil