Dhegeyso:Gudoomiyaha Gobolka Nugaal oo Ka Hadley Qabsashada Alshabab Ay Qabsadey Deegaanadaas

0
36

puntlandGudoomiyaha gobalka Nugaal Col Cumar Cabdulaahi Faraweyne wuxuu si cad oo aan leex-leexad laheyn u sheegay in ay Puntland bixisey amarka dagaalka, ayna si dhab ah ula dagaalami doonaan kooxahan ugana saari donaan dhulka Puntland ee ay ku soo xadgudbeen.

Hadaladiisana waxaaka mid ahaa.

Guomiyaha Gobolka Nugaal

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

Guomiyaha Gobolka Nugaal MObil