Dhegeyso Wasiir Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Sheegey in Dad Badan Loosoo Qabtey Falkii Naxdin lahaa ee Shaley Ka Dhacaya Magalada baydhaba

0
29

baydhaboWasiirka Maleeshiyaadka iyo Hubka dhigista maamulka shariif xasan, Xasan Maxamed Xuseen Eelayoo oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in Gacanta lagu hayo inta badan Dadkii soo abaabulay Qaraxyadaasi islamarkaana la hayo Goobihii lagu soo diyaariyay Qaraxyada.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in Dadkaan la saari doono Maxkamad Ciddii ay ku Cadaatana Ciqaab adag ay la kulmi doonaan.

Wasiirka Maleeshiyaadka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Wasiirka Maleeshiyaadka Mobil