Dhegayso..Kacdoonka gobolka Shabeelaha hoose!

1
222

Gobolka-Shabeelaha-hoose

 

 

 

 

 

 

 

 

Waxaa meel sare gaaray kacdoonka dadka ku nool gobolka Shabeelaha hoose ay uga soo horjeedaan kooxo beeleedka Hawiye oo isu soo abaabulay inay gobolka ku qabsadaan nidaam kasta oo u suura gelinkara inay gobolka milkiyadiisu yeeshaan.

Nidaamyada ay kooxdan adeegsanayso haatan oo kala ah Dowladnimo,Shabaabnimo,Dhaqaale iyo Milatari ayaa intuba waxaa haatan ka dheregsan shacabka dhulka iska leh ee reer Shabeelaha hoose

Dhegayso..Kacdoonka gobolka Shabeelaha hoose!

1 COMMENT

  1. waxaan warbaahinta daafeet u sheegayaa in la damacsan yahay in shirqool lagu dilo gudoomiyaha degmada afgooye iyo ku xigeenkiisa dhinaca dhaqaaaha waxaana shirqookaas wada xoghayaha dowlada hoose ee afgooye iyo saraakiil ku heeb ah oo jooga afgooye waana habkii lagu dilay taliyihii nabad sugida afgooye Liibaan

Comments are closed.