Dhegeyso:-Barnaamij Gaar Ah oo Laga Sameeyey Dhibaatada Ka Taagan Gobolka Shabelaha Hoose

0
31

isbaaro2Idaacada goobjoog ka howl gasha magalada muqdisho ayaa waxaa ay u kuur gashey dhibaatada ay isbaarooleyda ay ku hayaan gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu socod ku marey wadada u dhexeysa degmada afgooye ilaa iyo numbar 50.

Wariyahan ayaa waxaa uu sheegey in ka badan 14 isbaaro ay taalo wadada u dhexeysa degmada afgooye iyo deegaanka numbar 50.

Hadaladiisiina waakan ee nala dhegeysta.

Isbaarooyinka Shabelaha Hoose

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Isbaarooyinka Shabelaha Hoose MObil