Dhegeyso:-Gudoonka Baarlamaanka Dowlada Federalka oo Go,aan Adag Dul Dhigey Xildhibaanada Ka Maqan Kulamada uu Baarlamaanka Yeesho

0
31

jawariGudoonka baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay yeesheen maanta go’aano adag ka soo saaray Xildhibaanada ka maqnaanaya Kulamada Baarlamaanka Soomaaliya.

C/kariin Xaaji Maxamed Buux oo ah Xoghayaha Guud ee Baarlamaanka dowlada Federaalka Soomaaliya oo Warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in ganaax lacageed la dul dhigayo Xildhibaanada ka maqnaada kulamada Baarlamaanka.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Gudoonka Baarlamaanka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudoonka Baarlamaanka Mobil