Daawo:-Salaad Cali Jeele oo Yiri Ninkaan Deegaan ku Laheyn Somaliya Ha Isaga Guuro

0
42

salad cali jeleSida aynu ka warheyno waxaa beryahan ka socda magalada garoowe is xulufeysi ay sameynayaan kooxaha u ololeynaya in aan wax lagu soo xulin 4.5 somali channel wareysi uu la yeeshey Ex xildhibaan Salaad cali Jeele ayaa waxaa uuu salaad ku nuuxnuuxsadey in xiligan somaliya aysan habooneyn in wax lagu qeybsado 4.5 balse ay haboon tahay in deegaan wax lagu qeybsado.

Wareysigiina waxaa uu u dhacay sidan ee nala daawada.