Tahniyad Arooskii Maxamed Xaaji Mukhtaar iyo Ibtisaam Suleymaan Ibrahim

0
74

maxamed h mBahda daafeet media waxaa ay halkan tahniyad aroos ah uga dirayaan Maxamed Xaaji Mukhtaar Gacmo Dheere iyo Ibtisaam Suleymaan Ibrahim oo maalintii shaley oo taariikhdu aheyd jan 2 2016 ku aqal galay degmada wanleweyn ee gobolka shabeelaha hoose.

Waxaanu leenahay noqda kuwii isku waara ubad qeyr qabana ilaahey kala siiya iskuna naxariista Amiin.

maxamed h m