Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Madaxweyne xasan Sheekh iyo Faarax Sakiin

0
38

Amin camirWaxaa beryahan magalada muqdisho ka socda is jiid jiid ku saabsan hiigsiga 2016 kaasoo ay isku mari la yihiin qaar ka tirsan maamul goboleedyada ka dhisan dalka, Amiin camir oo u dhuun dalaala sayaasada dalka ayaa qalinkiisa waxaa uu ku sheegayaa in kooxda damul-jadiid oo uu hogaaminaayo Faarax Sakiin ka dambeeyo ee bal nala arka.

xasan