Aqriso:-Warmurtiyeedka kasoo baxay kulankii Looga Hiigsiga 2016

0
29

shirWaxaa maalmahan magaalada muqdisho ka socdey kulan looga hadlayey hiigsiga 2016 ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey magalada muqdisho.

Kulankan oo la sugayey in alaga soo go,aano wax ku ool ah ayaa qilaafaad waaweyn oo haareereeyey darteed madaxdii ka qeyb gasgey waxey kusoo koobeen warmurtiyeed ka kooban 7dan qodob

ayadoo go,aanadii laga sugayey kulankana loogu dib dhigey kulan ja 12 2016 ka dhici doono magalada kismaanyo kadib kolkii beelaha daarood ay ku doodeen in ay lama huraan tahay in nidaamka 4.5 ee kulanka isla qaatey ay kasoo dhaadhiciyaan reerahooda ku nool magalooyinka Garawe iyo Kismaanyo.

qoraalkii  shirkii hiigsiga