Daawo:-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Soo Gabagabeeyey Shirka Wadatashiga Hiigsiga 2016

0
38

shirKulan looga hadlayey sidii lagu hirgelin lahaa hiigsiga 2016 ayaa maalintii shaley waxaa uu madaxweynaha kusoo gababeyey magalada muqdisho kulankaasi oo ay kasoo qeyb qeyb galeen dhamaan masuuliyiinta maamul goboleedyada dalka.