Aqriso:-Maamulka Galmudug iyo Puntland oo Maanta Heshiis 4 Qodob Ah Ku Saxiixdey Gaalkacyo

0
32

gaasMagaalada Gaalkacyo ayaa waxaa maanta kulankii ugu horreeyay ku yeeshay madaxweynayaasha maamul goboleedka Galmudug, C/kraiin Xuseen Guuleed iyo Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas, kulankaas oo ay labada masuul ku saxiixeen heshiis ka kooban afar qodob oo gun-dhig u ah sidii loo xallin lahaa colaadda Gaalkacyo ka taagan.

Kulankan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, xubno wasiirro ah oo ka socda dowladda Somalia iyo kuwa maamul-goboleedyada dalka iyo xubno ka socday Beesha Calaamka.

Heshiiskii_lagu_Sasxiixay_Gaalkacyo_1

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Heshiiskii_lagu_Sasxiixay_Gaalkacyo (2)