Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland CabdiWeli Gaas ayaa Ciidamada dowlada Fedraalka ku Eedeeyay inay dagaalka qayb ka ahaayeen isagoo sidoo kalena sheegay in Xasan Shiikh uu Khiyaanay xili uu Axmed Madoobe iyo Fartaag uu ku soo dhoweeyay Garowe
Halkaan ka dhegaysoUnknown Album