Dhegeyso:-Musiibadaan Haweeney Odeygeeda Raashin Sun Ugu dartey oo Ay Soo Qabteen Boliiska Degmada Baladweyne

0
92

BaladweyneTaliyaha Booliska saldhiga Baladweyne Dhame C/qaadir Maxamuud Axmed ayaa warbaahinta u xaqiijiyay jiritaanka Haweeney sun ay siisay seygeeda goor danbe u geeriyooday,waxaana Haweeneyda falkaan ku kacday hada ku jirta gacanta Ciidanka Booliska Baladweyne.

Booliska Baladweyne ma aysan shaacin magacyada Haweeneyda iyo Ninka dhintay,waxaana Booliska sidoo kale gacanta ku hayaan Haweeney kale oo iyaduna damacsaneyd siinta sun Seygeeda iyo Wiil kale oo Sunta soo iibiyay.

Hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

saldhiga baladweyne

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

saldhiga baladweyne mobil