Daawo:-Odayaal Kasoo Jeeda Gobolka Banaadir oo Ka Hor Yimid Gogoshii Shaley La Dhigey Magalada Muqdisho

0
30

sawirKulan ay isugu yimaadeen odayaal iyo waxgarad kasoo jeeda Xamar iyo Xamar daye ayaa si cad uga soo horjeestey kulankii uu shaley magalada muqdisho ka furey gudoomiyaha gobolka banaadir hadaladoodiina waakan ee nala daawada.