Daawo:-Sawir Laga sameeyey Sanad Guuradii Koowaad ee Shariif Xasan

0
41

Amin camirAmiin Camir ayaa maanta waxaa uu sawir aan caadi aheyn ka sameeyey hogaamiyaha fadhiidka ee maamulka koonfur galbeed oo maanta hal sano jirsadey, Sawirkan aya amiin waxaa uu ku muujinayaa howlihii uu soo qabtey Shariif Xasan intii uu hayey hogaanka maamulka koonfur galbeedtaasoo shaqadii ugu weyneyd uu ka qabtey gobolka shabeelaha hoose.

S-GUURADA