Dhegeyso:-Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Dhaqaalaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo aan Ka Wareysaney Xaalada Guud ee Degmada Wanleweyn

0
74

cabdifataaxWaxaa inoo suura gashey in aan qadka telfoonka ku tiigsano gudoomiye ku xigeenka arimaha dhaqaalaha gobolka shabeelaha hoose Cabdi fataax Cabdulle Yusuf isaga oo ku sugan degmada wanleweyn.

Cabdi fataax oo aan wax ka weydiiney xaalada guud ee degmada wanleweyn waxaa uu ku jawaabey.

abdi fataax Cabdulle Yusuf

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

abdi fataax Cabdulle Yusuf Mobil