Dhegayso..Kulanka Muqdisho waa Afgambi aan Kaaro loo adeegsan

0
33

wqwWaxaa magaalada Muqdisho maanta oo Isniin ah 19-ka Bisha October ka furmay Shirka wada-tashiga oo looga hadlayo Xaaladda Soomaaliya gaar ahaan sida lagu wajahayo Doorasho Dalka ka dhacda 2016.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ,iyadoo sidoo kale ay Macquul tahay in ay ka qetb galaan Xubno ka socda Xafiiska QM ee Soomaaliya.

Hadaba maxaa laga filan karaa shirkaasi su’aashaas iyo su’aalo kalaba waxaan waydiinay Sakariye Maxamuud Xaaji oo ah xoghaayaha xisbiyada siyaasadeed ee dalka.

Halkan ka dhegaysoSakariye Maxamuud Xaaji Cabdi