Dhegayso..Nadaara”Ogaadeen xagee lagu dulmay waa iyaga laba wasiir ku leh KoonfurGalbeedde”

0
47

nabadaCabdulqaadir Nadaara afhayeenka Shariif Xasan ayaa maanta ka dhawaajiyay in Odayaasha dhaqanku ay sugayeen inuu Shariifku amro si ay u soo qoraan Xildhibaanada Beelahooda kaasi oo maanta uu Shariif Xasan u fasaxay odayaasha dhaqanka.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album