Dhegeyso:- Prof Maxamed Omar Dalxa Oo Si Cad Kaga Soo Horjeestey Hadalkii Kasoo Yeerey Aqoonyahanada Maanta Muqdisho Ku Kulmey

0
123

dalxaMagalada muqdisho ayaa maanta waxaa kulan ku yeeshey qaar ka mid ah aqoonyahanada somaliyeed kulankaasi oo ay kaga hadlayeen qaabka hiigsiga 2016 aqoonyahanadaas ayaa waxaa ay ka tala bixiyeen in 2016 sawood qeybsiga uu noqdo mid 4.5 ah.

Xildhibaan maxamed omar dalxa oo ka mid xildhibaanada baarlamaanka ayaa si aad ah uga soo horjeestey hadalka kasoo yeerey aqoonyahanadaas oo ahh in 4.5 wax lagu qeybsado wuxuuna sheegey in uu aad uga xun yahay in dadkii aqoonta isku sheegayey in uu fikiroodu uu aad u xun yahay wadanka ay ku sii wadaan bohol kale isla markaana xaqdaradu ay halkeeda kasii socon doonto.

Hadalkii prof Daxana waakan ee nala dhegeysta.

Pro Maxamed Omar dalxa

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Pro Maxamed Omar dalxa mobil