Daawo Somaliya iyo Mareykanka oo Neyroobi Ku Kula Saxiixdey Heshiis Kor Loogu Qaadayo Ciidanka Boliiska

0
37

hishisDowladaha Soomaaliya iyo Mareynkanka ayaa xarunta safaarada Soomaaliya ee magaalada Nairobi kulak ala saxiixday Heshiis is-afgarad ah oo lagu horumarinayo ciidanka booliska Soomaaliyeed.

Muhiimada Heshiiska ayaa wuxuu yahay tababaridda ciidanka booliska iyo la dagaalanka argagixisada ayaa waxa wajigiisa koowaad lagu bilaabayaa maamulka Puntland,iyadoo ay ku kaceysa lacag dhan 1 milyan oo doolar.