Dhegeyso:- Waxa Maanta Kala Qabsadey Shacabka Degmada Marka Iyo Wafdigii uu Hogaaminaayey Shariif Xasan

0
74

markaShacab iyo Odayaal Careysan ayaa hadalo kulul oo kala hortagay wafidiga Shariif Xasan oo isku dayey inuu hor istaago goob uu ka socday dibad bax looga soo horjeeday ujeedooyinka guracan ee Maamulkiisa uu lasoo shirtagay.

Odayaasha ayaa cod dheer ku yiri waan diidnay Mooryaan Habar gidir in dhulkeena uu maamul ka noqdo.

shacabka degmada marka

Halkan hose kaga dhegeyso mobilkada

shacabka degmada marka mobil